• Tafsiirka Quraanka 1
  • Tafsiirka Quraanka 2

Tafsiirka Quraanka

waxaa Appkan ku jira Tafsiirka Quraanka oo Inoo sharxey Sheekh Cumar Faaruuq, Allah Ha T Naxariisto. Kadib Shaqa Iyo waqti badan waxaan ku guuleesaney inaan App-kan casriyeysan soo galino, Allah ha nagu wada Anfaco dhammaanteen.

Appkan Tafsiika Quraanka oo dhan wuxuu Kuu sahlayaa inaad:

- Casharada dhageysatid, hakisid, istaajisid, ku celcelisid, Horey u Wadid, gadaal u Wadid
- inuu casharka istaagayo ama hakad Galayo HADII uu telkaaga Kuu Soo dhaco, markaad dhameysatana casharkii uu Horey ka SII soconayo meshiisi
- Inuusan KAA cuneenin Internet badán waayo casharada xajmigooda AMA tamaño Kooda yaryihiin waa
- Inaad kitaabkii Quraanka oo oo dhan akhris ahaan La Soo dagi kartid si aad ULA socotid dhageysiga, intaad quraankii oo akhris ah furatid ayaad dhageysaneysaa, appka kaama istaagayo hadaad ka baxdo ood furatid appka Quraankii oo Akhris ah
- Inaad App-kan Tafsiirka Quraanka aad La wadaagi Kartis ama reparto gareyn kartid asxaabtaada Iyo familkaaga

Esta aplicación contiene las traducciones del Corán, traducido por el jeque Omar Faaruuq, Allah Yarxam audio. Después de un período de tiempo y trabajo duro, hemos lanzado finalmente esta aplicación de Tafsiirka Quraanka, esperamos que se beneficiará de ella Insha'Allah.

Esta aplicación le permitirá:

- Para escuchar las lecciones de audio, pausa, detener, repetir, avance y rebobinado
- Lecciones hará una pausa si recibe llamadas, después de terminar, las lecciones se reanudará desde donde lo dejó.
- Las lecciones de audio son muy ligeros de tamaño, por lo tanto, no consume datos de Internet enormes de su lado
- También puede descargar todo el Corán en formato de lectura para que sea más fácil mientras escucha las lecciones de audio, usted no tiene que permanecer en la aplicación de audio, mientras que en el Corán lectura, las lecciones de audio no se detendrá si los dejas
- También puede compartir la aplicación Tafsiirka Quraanka con las familias y amigos

Waxaad Naga raadisaa erayadan: Duruus, Somalia, Tafsiirka y Cumar Faaruuq

Categoría : Libros y obras de consulta

Búsquedas relacionadas