• Tafsiirka Sh-Umal 1
  • Tafsiirka Sh-Umal 2

Tafsiirka Sh-Umal

waxaa Appkan ku jira Tafsiirka Quraanka oo oo uu dhan Inoo sharxey Sheekh Maxamed Cabdi Ümal, Allah Ajir Iyo xasanaat haka siiyee. Kadib Shaqa Iyo waqti badan waxaan ku guuleysaney inaan App-kan casriyeysan Soo Galino kadib MarkII uu guul noqdey app-kii Tafsiirkii Sheikh Cumar Faaruuq Allah Yarxam, Allah ha nagu wada Anfaco dhammaanteen.

Appkan Tafsiirka Quraanka oo dhan wuxuu Kuu sahlayaa inaad si sahlan Kula socoto:

- Casharada dhageysigooda, hakisid ayagoo socda, darsigii istaajisid, ku celcelisid, Horey u Wadid, gadaal u Wadid iwm
- inuu casharka istaagayo ama hakad Galayo HADII uu telkaaga Kuu Soo dhaco, markaad dhameysatana hadalkii uu uu casharkii Horey ka SII soconayo meeshiisi
- Inuusan KAA cuneenin Internet badán tafsiirka waayo casharada xajmigooda AMA tamaño Kooda-waa yaryihiin oo darsi darsi unbaad ONU dhageysan kartaa maalinkii Halmar oo Kugu Filan

- Inaad kitaabkii Quraanka oo oo dhan akhris ahaan La Soo dagi kartid si aad ULA socotid dhageysiga, intaad quraankii oo akhris ah furatid ayaad dhageysaneysaa casharad, appka kaama istaagayo hadaad ka baxdo ood furatid appka Quraankii oo Akhris ah ama kitaabkii ood heysato

- App-kan Inaad Tafsiirka Quraanka aad La wadaagi kartid ama la cuota-gareyn kartid asxaabtaada Iyo Iyo familkaaga cid walbo ood dooneyso inaad La wadaagto kheyrka.

Esta aplicación contiene las traducciones del Corán, traducido por el jeque Mohamed Abdi Ümal, audio que Allah dar Ajir y hasanat al Sheikh. Después de un período de tiempo y trabajo duro después de la aplicación con éxito de Tafsiirka Omar Faaruuq aplicación, hemos lanzado finalmente esta aplicación de Tafsiirka Quraanka por el jeque Ümal, esperamos que se beneficiará de ella Insha'Allah.

Esta aplicación le permitirá:

- Escuchar las lecciones de audio en un formato organizado, pausa, detener, repetición, reproducción aleatoria, avance y rebobinado las lecciones
- Lecciones hará una pausa si recibe llamadas, después de terminar la llamada, la lección se reanudará desde donde lo dejó y continuar su lección.
- Las lecciones de audio son muy ligeros de tamaño, por lo tanto, no consumir enormes de datos de Internet de su lado ya que sólo se puede tomar una lección cada día que dura una hora o así.

- También puede descargar todo el Corán en formato de lectura para que sea más fácil mientras escucha las lecciones de audio si no tiene acceso a la Mushaf Kitab, usted no tiene que permanecer en la sección de la lección de audio mientras se escucha, se puede escuchar mientras que en la aplicación de lectura Corán, las lecciones de audio no se detendrá si los dejas mientras se está reproduciendo.

- Puede compartir la aplicación Tafsiirka Quraanka con las familias y amigos y compartir con cualquier persona a quien crees que va a beneficiar a Tafsiirka Quraanka por el jeque Ümal.

Waxaad Naga raadisaa erayadan: Duruus, Somalia, Tafsiirka, sheekh, y Sheikh Ümal

Categoría : Libros y obras de consulta

Búsquedas relacionadas